Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay Galgala

Laba qarax oo la sheegay in ay ahaayeen miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay jidka taga deegaanka Galgala ee gobolka Bari ee Puntland. Qaraxyadan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa PMPF ee Puntland.

Wariyaha VOA, Faadumo Yaasiin Jaamac, ayaa warkan ka soo dirtay magaaladda Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Faahfaahinta qaraxyo ka dhacay Galgala