Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab

Saciid Deni

Maamul goboleedka Putland ayaa sheegay maanta inay diyaar u tahay ka qaybgalka la-dagaalanka Al-Shabaab, oo hadda ka socda gobollo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 51-aad ee barlamaanka Puntland ayaa sheegay hadalkaasi.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab