Bandhigga Toddobaadka Soomaalida oo ka socda London

London

Magaalada London waxaa ka socda bandhigga loo yaqaano Somali Week ama Todobaadka Dhaqanka Soomaalida oo labadii sano ee lasoo dhaafay u baaqanayay sababo la xiriira xanuunka COVID-19.

Dadka sanadkan lagu marti qaaday waxaa kamid ah saxafiga Maxamed Cali Waji, Abwaan Maki Xaaji Banaadir iyo Fanaaniin Soomaaliyeed.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Ayaan Maxamud Canshuur oo ah maamulaha Ururka Kay oo saanad walba soo qaban qaabiya toddobaadka dhaqanka Soomaalida.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga Toddobaadka Soomaalida oo ka socda London