Xukuumadda Qatar ayaa kumanaan shaqaale shisheeye ah ka saartay guryo ay degenaayeen oo ku yaalla bartamaha caasimadda dalkaasi ee Dooxa, halkaasi oo taageerayaasha kubadda cagta ee dalkaasi tagi doona ay joogi doonaan inta uu socdo Koobka Aduunka. Qaar ka mid ah shaqaalahaasi laga saaray dhismooyinka ay degenaayeen ayaa la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan inoo soo koobaya.
Your browser doesn’t support HTML5