Wareysi: Xagee marayaa diyaargarowga Galmudug ee dagaalka Al-Shabaab?

Axmed Shire Falagle

Maamul goboleedka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya oo horay u ballanqaday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ayaa lasoo sheegayaa inay degaannada qaarkood ka socdaan diyaargarow.

Al-Shabaab ayaa fadhiyo ku leh degaanno ka mid ah maamulkaasi. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq uga waramay halka ay marayaan qorshayaashooda amniga.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xagee marayaa diyaargarowga Galmudug ee dagaalka Al-Shabaab?