Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay qaraxyadii Zoobe

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho ee ay dadka badan 100 qof ku dhinteen, taasi oo uu ku tilmaamay wax laga xumaado isagoo u rajeeyey bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho inuu ilaalahay siiyo nabad buuxda.

Geesta kale Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay qaraxyadii Zoobe