Somaliland: Liiska xisbiyada siyaasadda ee ka qeybgalaya doorashada oo la shaaciyay

Madaxda Xisbiyada Somaliland

Guddiga diiwaangalinta ururada siyaasadda Somaliland ayaa maanta soo saaray liiska sagaal urur, kuwaas oo ay sheegeen inay u gudbeen ka qayb galka doorashooyinka asxaabta.

Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Liiska Xisbiyada Somaliland.mp3