Ciidamo ka mid noqonaya Danab oo tababar looga furay Ballidoogle

Danab

Garoonka diyaaradaha ee Ballidoogle ee Gobolka Shabeellada Hoose oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada gaarka ah ee Danab waxaa maanta tababar uga furmay unug cusub oo ka mid noqonaya ciidankaas.

Ciidamada Danab ayey tababarkooda bixiyaan macallimiin Soomaali ah iyo kuwa Maraykan ah, sida ay tebisay warbaahinta rasmiga ah ee dawladda Soomaaliya.

Sahra Ciidle Nuur ayaa faah-faahineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo ka mid noqonaya Danab oo tababar looga furay Ballidoogle