Dowladda oo sheegtay in degaano cusub laga qabsaday Al-Shabaab

Ciidamada

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda oo ay taageerayan kuwa degaanka ay degaanno cusub ka qabasadeen maleeshiyada Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda oo sheegtay in degaano cusub laga qabsaday Al-Shabaab