Wareysi: Soomaaligii ugu horreeyey oo ka mid noqday Aqalka Sare ee gobolka Oregon ee dalkan Mareykanka

Kayse Jaamac, oo Soomaali ah, ayaa noqday Senator-kii ugu horeeyey oo Muslim iyo Soomaali ah oo ka mid noqda aqalka Senate-ka ee gobolka Oregon ee dalkan Mareykanka.

Sahra Cabdi Axmed ayuu uga warramay sida ay u dhacday doorashadiisa iyo waxa ay uga dhigan tahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Kayse Jaamac.mp3