Waalidiin ay kamid yihiin kuwa Soomaalida ee magaalada Toronto ayaa ka walaacsan xaaladda waxbarasho ee ubadkooda, kadib markii uu soo shaac baxay warar sheegaya tayo xumada dhanka nafaadadda iyo amniga ee arday dhigata mid kamid ah iskuullada magaalada Toronto.
Ardayda ayaa Jimcihii sameeyay dibad bax ay ku dalbanayaan in wax laga qabto xaaladda Iskuulka. Weriyaha VOA ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ku eegaya.
Your browser doesn’t support HTML5