Xeer ilaaliyaha Iran oo kala diray Booliskii Anshaxa ee dalka

Xeer ilaaliyaha dalka Iran ayaa shaaca ka qaaday in la kala diray booliskii anshaxa ee dalkaasi, kadib markii mudahraadyo ka dhashay gabadh xabsiga ku dhex dhimatay iyadoo loo haysto inaanay xijaab xirneyn.

Mudaaharaadyada oo socda in ka badan laba bil kadib geeridii Mahsa Amini ayaa waxaa ku dhintay shacab badan oo aan la hayn tiradooda rasmiga ah.

Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xuseen Cismaan Saxnuuni, ayaa warbixintan Qaahira ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xeer ilaaliyaha Iran oo kala diray Booliskii Anshaxa ee dalka