Ra’iisul Wasaaraga Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo xaaladaha adag ee ay waajahayaan qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan dalka.
Shirkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa waxa kasoo qaybgalay hay’adaha qaxootiga iyo barakacayaasha ee caalamiga ah, kuwa dawladda federaalka iyo kuwa heer gobol.
Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5