Wareysi: Maxaan ka ognahay 'isku daygii afgambi' ee fashilmay ee Jarmalka? 

Police officers prepare for an operation near a road where two police officers were shot dead during a traffic stop near Kusel, in western Germany, Jan. 31, 2022.

Booliska Jarmalka ayaa toddobaadkan fuliyey howlgallo ka dhacay dalka oo dhan iyaga oo xidhay 25 qof oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin “unug argagixiso” oo midigta-fog ah, kaasi oo qorsheynayey inay afgambiyaan dowladda, islamarkaana weeraraan baarlamanka.

Haddaba waa maxay kooxdan isku dayay afgambiga? maxaase ayynu ka ognahay?

Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ayaa ammuurtan ka wareystay Muse Mohamed Ismaaciil oo loo yaqaano Muse Duco oo ah tafatiraha Somali News.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaan ka ognahay isku daygii afgembi ee waddanka Jarmalka?.mp3