Washington —
Dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan Mareykanka ayaa dhawaan waxa ay codsan karaan xaalad ilaalin ku meel gaar ah oo u oggolaaneysa inay Mreykanka si ku meel gaar ah u sii joogaan.
Qorshahan oo ay ku dhawaaqday Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka bishii Oktoobar ayaa lagu wadaa inay dhaqan gasho maalinta Isniinta ah ee berri.
Warbxintan oo ay qortay wakaaladda wararka ee AFP ayaa waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.
Your browser doesn’t support HTML5