Bandhigga VOA: Dhibaatooyinka Soomaalida ka haysta helista dal-ku-galka India

BRICS Summit China India

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka dalka India, halkaas oo dad badan ay u raadsadaan daryeel caafimaad. Soomaali badan ayaa dhooban safaaradda India ee Addis-Ababa oo visa-ha laga qaato.

Sahra Cabdi Axmed oo tagtay Addis-Ababa ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Dhibaatooyinka Soomaalida caafimaad doonka ah ka haysta helista dal-ku-galka India