Muqdisho oo laga wado xulista ciyaartoy Soomaaliya ku metelaya kulamada caalamiga ah

Somali Sports

Nuur Maxamed Amiin, Macalinka xulka kubbada cagta ee 17-jirrada Soomaaliya ayaa garoomada magaalada Muqdisho ka wada xulashada dhalinyaro cusub oo lagu biiriyo xulka Soomaaliya, kuwaasi oo lagu wado inay ka qeybgalaan tartanka caalamiga ah ee 17-jirrada oo lagu qaban doono dalka Aljeria.

Warbixinta waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xulashada ciyaartoyda