Baydhabo: Xilliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo la shaaciyey

Aadan Madoobe

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur ayaa magaalada Baydhabo uga dhawaaqay in 5-ta bisha Janaayo uu dhaci doona shirka lagu heshiisiinayo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda.

War-murtiyeed ayaa lagu sheegay in Guddoomiye Adan Madoobe iyo madaxwenaha Koonfur-Galbeed ay isku-afgarteen in la soo daayo maxaabiista u xiran arrimaha siyaasadda.

Warbixintan waxaa Baydhaba ka soo diray weriyaheena Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta kulanka Baydhabo