Toddobaadka Dhaqanka ee Soomaalida oo ka furmay magaalada Nairobi

Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida ee Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay bandhiga todobaadka Dhaqanka ee Soomaalida oo sanadkiiba mar laqabto. Bandhigan ayaan la qabanin labadii sano ee ugu dambeeyey, ka dib markii uu saameeyey xanuunkii safmarka ahaa ee COVID19.

Bandhigan oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida ee Nairobi