Wareysi: Xaggee ayay mareysaa diiwan-gelinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland?

Doorashada Somaliland

23 degmo dooraasho ee Somaliland ayaa waxaa ka socda diyaargarawga diiwan-galinta codbixiyeyaasha, taasi oo ka bilaabmi doonta 28-ka bishan dhammaan gobollada Somaliland.


Duqa Degmada Baligubadle Shiine Abdi Hayaan ayaa uga waramay Khadar Maxamed Cakule, diiwan-galinta iyo abaaro ka jira degmada.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Somaliland.mp3