Kenya: Is-maamulka Bungoma oo ka horyimid natiijada imtixaanaadka KCPE

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan Kimilili ee ismaamulka Bungoma ee dalka Kenya ayaa ka horyimid natiijada imtixaanadka Dugsiga dhexe ee Moi DEB oo hoostaga ismaamulka Bungoma.

Warbixintaan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Salah Hussein.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan ismaamulka Bungoma oo diiday natiijada imtixaanka .mp3