Jigjiga oo laga furay telefishankii ugu horreeyey ee madax banaan

Telefishan cusub oo laga furay DDS

Dawlad Deegaanka Soomaalida waxaa laga furay telefiishan cusub oo madax banaan, kaas oo noqonaya telefishanka keliya ee madaxa banaan ee ka shaqeeya deegaankaas.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa

Your browser doesn’t support HTML5

Telefishan cusub oo laga furay Jigjiga