Guddoomiyaha Aqalka Sare oo baaq kasoo saaray xaaladda Laascaanood

Cabdi Xaashi

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa ka hadlay xaladda Magaalada Laascaanod, isaga oo ku baaqay in xaaladda la dejiyo oo wada hadal lagu xaliyo.

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya