Cirro oo 'gacmo shisheeye' ku eedeeyay xiisadda Laascaanood

Cirro

Musharraxa madaxwayne ee xisbiga Waddani oo ka hadlay xaaladda Laascanood ayaa ku eedeeyay 'in gacmo shisheeye ee hurinayaan' coladeed ee Sool, isaga oo ka codsaday inay faraha kala baxaan, wuxuuna sidoo kalena ku baaqay in guddi loo saaaro arrintan.

Wariyaheena Sagal Mustafe ayaa warbixintan Hargaisa kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdiraxmaan Cirro.mp3