Shirka garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho

Xasan Sheekh

Shir looga hadlayo garsoorka dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaasi waxaa furitaankiisa khudbad ka jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusay in lagu heshiiyey nidam garsoor oo federaali ah lana fulin karo.

Warbxintan waxaa ka diyaariyey Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka garsoorka dalka oo ka furmay Muqdisho