Xubnaha Golaha Wasiirada ee Somaliland ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo saaray qodobo la xiriira Laascaanood.
VOA ayaa qodobadaasi wax ka waydiisay guddiga bulshda Gobolka sool matalaysay. Cabdikariim Olol ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaaladda Laascaanood.mp3