Erdogan oo ka dalbaday Sweden iyo Finland inay usoo gacan geliyaan 130 qof

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inay tahay in dalalka Sweden iyo Finland inay dib ugu soo celiyaan dalkiisa Turkiga, illaa 130 qof oo ay xukuumadda Ankara ay la xidhiidhinayso falal argagixiso, ka hor inta aan baarlamaanka Turkigu aanu ansixinin ku soo biiritaankooda ururka NATO.

Haddaba warbixin arrintaas ku saabsan waxaa innoo haya weriyaha VOA ee qaaradda Yurub Abdihafid Awil Ismail oo ku sugan magaalada Gothernburg ee dalka Sweden.

Your browser doesn’t support HTML5

Erdogan oo dalab u jeediyey Sweden iyo Finland