Waa sidee xaaladda dadkii ka barakacay Xarardheere?

Dhawaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo kaabaya ayaa Al-Shabaab kala wareegay magaalooyin waaweyn oo ku yaalla gobolada Galguduud iyo Mudug.

Meelaha Al-Shabab laga qabsaday waxaa ka mid ah Xarardheere oo dad badan oo ka qaxay ay hadda ku noolyihiin kaamam ku yaalla magaalada Hobyo.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq oo ku suggan Hobyo ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee xaaladda dadkii ka barakacay Xarardheere?