Dugsiyada waxbarashada ee Islaamiga ah oo ku soo badanaya Canada

FILE PHOTO: Canadian flag flies in front of the Peace Tower on Parliament Hill in Ottawa

Dalka Canada waxaa ku soo badanaya Iskuulada waxbarashada ee Islaamiga ah, kuwaas oo qaarkood ay maamulaan Soomaalidu. Tallaabadan ayay aad u soo dhoweeyaan waalidiinta Soomaalida oo u arka inay muhiimad gaar ah u leedahay barbaarinta ubadka iyo inay helaan goob waxbarasho oo laga heli karayo aqoon maadi iyo diini ah.

Haddaba sidee u shaqeeyaan dugsiyadaasi, weriyaha VOA ee Canada, Xuseen Nuur Xaaji ayaa ka waraystay Muna Cige oo ah maamulaha iskuulka Ottawa Islamic School oo ka mida dugsiyada waxbarashada Islaamiga ah ee ay Soomaalidu maamusho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dugsiyada waxbarashada Islaamiga ah