Talyaaniga oo Masar kala hadlaya xakamaynta tahriibka iyo 'gaasta' ay Yurub u baahan tahay

Migrants and refugees enter in the port of Roccella Jonica, Calabria region, southern Italy, Nov. 14, 2021.

Wasiirka Arrimaha Dibbada Talyaaniga ayaa sheegay in dalkiisu uu u arko Masar in ay kawada shaqayn karaan muhaajiriinta sida sharci darrada ah uga soo gudubta badda madheteriyanka (Mediterranean Sea) iyo in waliba ay kawada hawl geli karaan helista gaas ku filan Yurub, ka dib duullaankii Ruushka ee Ukrain.

Warbxin ku saabsan ammurtan waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Talyaaniga iyo Masar oo ka wada hadlay tahriibka