Ardayda dugsiyada sare ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo kaalmo sare ka galay imtixaanadka dalka Kenya

Dhadhaab

Ardayda dugsiyada sare ee Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa natiijooyin sare ka keenay imtixaankii qaran ee dugsiyada sare ee dalka Kenya ee la qaaday bishii November ee sanadkii hore.

Ardayda qaxootiga ah ayaa wax ku barta duruug adag, iyada oo uu aad u yar yahay agabka waxbarasho ee ay helaan, haddana waxay kaalmo wax ku ool ah ka galeen imtixaanadkii la qaaday, sida uu warbixintan ku eegayo weriyaha VOA-da ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, Axmed Cabdullaahi Jaamac (Axmed Dheere)

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada imtixaanaadka Xeryaha Qaxootiga