Kooxda Wagner Group ee Ruushka oo lagu eedeeyey xadgudubyo

Dhowrkii bilood ee la soo dhaafey, dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ayaa qeylo dhaan ka soo saarayey shirkadda gaarka ah ee Ruushka ee Wagner Group oo maxaabiista u adeegsatay dagaalka ka socda Ukraine.

Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay arrintan oo uu ku tilmaamay khasaare weyn oo gaaray ilaa 40,000 oo maxbuus oo u dagaallamayay kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner Group.

Wariyaha VOA-da Igor Tsikhanenka ayaa warbixntan ka diyaariyay, waxaana soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda Wagner Group ee Ruushka oo laga eedeeyey xadgudubyo