Iskuullada Soomaalida Kenya oo kaalimaha hore ka galay imtixaanaadkii 2022

Iskuullada waxbarashada Soomaalida Kenya gaar ahaan kuwa magaalada Nairobi ayaa sannadkan ka mid noqday iskuullada kaalmaha hore ka galay islamarkaasna horumar ka sameeyay imtixaanaadkii sannad dugsiyeedkii 2022 ka dhacay Kenya.

Madaxda waxbarashada Soomaalida Nairobi ayaa sheegay in arrintani ay ka dambaysay ka dib markii ay meesha ka baxeen caqabado kala duwan oo ay iskuullada waxbarashada Soomaalida ee Kenya ay kala kulmi jireen hannaanka imtixaanaadka ee Kenya.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warkan ka soo diray Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Iskuullada Soomaalida ee Kenya oo horumar ka sameeyey imtixaannada