Martida Makrafoonka: Xil. Cabdinaasir Xaaji Shirwac

Xildhibaan Shirwac

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Xildhibaan Cabdinaasir Xaaji Shirwac, waxaana uu barnaamijku ku saabsan yahay doodda hortaalla Golaha Shacabka ee ku saabsan xeerka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka