ILEYSKA VOA: Soomaaliya iyo muddo kororsiga xilalka

xildhibaanada baarlamanka

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta ugu wacan in isku dayada muddo kororsi ay sameeyaan hay’adaha dowliga ah ee Soomaaliya, haddii ay noqon laheyd federaalka iyo maamul goboleedyada.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Soomaaliya iyo muddo kororsiga xilalka