Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood

Laascaanood

Xaalada magaalada Laascaanood ayaa degan maanta halkaas oo shalay ay ka dhaceen dagaallo culus, sida uu VOA u sheegay Af-hayeenka Guddida Bulshada Gobolka Sool Caail Abdirsaaq Maxamed Xasan Falaalug. Sidoo kalana waxa uu sheegay in guud ahaan Magaalada Laascaanood ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee xaaladda magaalada Laascaanood?

Dhinaca kale waxaa isna ka hadlay xaaladda magaalada Laascanood iyo dhaqdhaqaaqa ciidamada Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud. Codkan oo uu baahiyey telefiishanka Somaliland ayaa isgaoo hadlayey waxa uu yiri:

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso hadalka Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland