Borama oo uu ka bilawday olole indhaha loogu fiiqayo illaa 4,000 oo qof

Borama

Xarumaha Isbitaallada Adal iyo Alxayaat ee magaalada Borama ayaa waxaa ka billowday howlo indha-fiiqis lacag la’aan ah oo loogu tala galay in lagu caawiyo ilaa 4,000 oo qof oo qaba baahi caafimaad oo dhanka aragga ah.

Wariyaha VOA-da ee Borama, Hashim Sheekh Cumar Good ayaa arrintan ka waraystay DR. Cabdi Cilmi Obsiiye oo ah hormuudka Kulliyadda Waxbarashada ee Jaamacadda Adal ee magaalada Borama.

Your browser doesn’t support HTML5

Hawlgalka indha-jeexista ee Borama