Golaha Shacabka oo ka doodaya sharciga la dagaalanka argagixisada

xildhibaanada

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ka dooday sharciga la dagaallanka argagixisada ee ay horey Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka ah ugu gudbiyeen.

Sharcigan ayaa maanta la marsiiyay aqriska labaad, waxaana fursad loo siiyay qaar ka mid ah xildhibaannada in ay fadhigii maanta ka jeediyaan doodo ku aadan sharcigan.

Wariyaha VOA, Cabdicasiis Barrow ayaa warnbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharciga la dagaalanka argagixisada oo ay dooddiisu socoto