Martida Makrafoonka: Cabdifitaax Xassan Fiidow

  • Jacfar Kukay

Cabdifitaax Fiidow

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdifitaax Xassan Fiidow, Guddoomiyaha Carwada Warshadaha Soomaaliya oo dhowaan lagu qabtay Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka