Arsenal ma sii heysan kartaa hoggaanka horyaalka Premier League?

FBL-ENG-PR-FULHAM-ARSENAL

Kooxaha Arsenal iyo Barcelona ayaa toddobaadkan xajistay hoggaanka horyaallayada Premier League iyo Laliga, iyada oo kooxda Arsenal ay 3-0 uga badan badisay kooxda Fullham.

Wariyaha VOA Maxamuud Mascadde ayaa wararkii ugu dambeeyay ee horyaallada kala duwan ee Yurub warbixinta ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee ciyaarahaa.mp3