Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?

Galka Baarista

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa muddo ka badan 7 bil dagaal kula jiray kooxda Al-Shabaab, dagaalkaas oo kooxdaas looga saaray deegaano badan. Hase yeeshee, kooxda Al-Shabaab ayaa weli haysata deegaano badan, islamarkaana sii wadda weerarada iyo qaraxyada. Haddaba intee le’eg tahaya awoodda Al-Shabaab.

Barnaamijka Galka Baarista ayaa toddobaadkan ku saabsan qodobkaas. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf?

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?