Labaatan sano kadib duulaankii Ciraaq, waa sidee xaaladda dalkaas?

LONDON - 20-ka bishan March, waxay ku asteysneyd 20-sano guuradii kasoo wareegatay billowga duullaankii uu Mareykanka ku qaaday Ciraaq 20-kii March ee sannadkii 2003-dii.

Duullaankaasi ayuu Mareykanka iyo dowladihii xulufada la ahaa ay ku rideen Dowladdii Ciraaq ee uu madaxweynaha ka ahaa Sadaam Hussein.

Haddaba, 20 sano kaddib duullaankaasi, Ciraaq maka wanaagsantahay sidii ay aheyd, maka amaan badantahay mise wey kasii dartay? Warbixin gaar ah waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Labaatan sano kadib duulaankii Ciraaq, waa sidee xaaladda dalkaas?