Wararkii ugu danbeeyey ee dagaal ay 10 qof ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay tira kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Haddaba, wararkii u danbeeyey ee khasaaraha dagaalkaasi iyo xaaladda deegaanka lagu dagaallamay waxaa warkan ka soo diray wariyaha VOA, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray duleedka Baydhabo