Martida Makrafoonka: Wasiir Cabdiraxmaan Al-Caddaala

  • Jacfar Kukay

Al-Cadaala

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Maxamed Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka