Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay billowdo wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Wejigii koowaad ee dagaalka ayey dowladdu iyo Al-Shabaab ka sameeyeen sheegashooyin kala duwan, waxaana aad u yaraa xogta madaxa-banaan ee ay heli kareen warbaahinta madaxa-banaan.
Haddaba wejiga labaad ma noqon doonaa mid warbaahinta u furan? Barnaamijka Ileyska ayaa arrimahaas faaqidaya. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5