HirShabelle: Waa sidee xaaladda dadka ku nool deegaannadii laga xoreeyay Al-Shabaab?

Duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa laga soo sheegayaa qaar kamid ah deegaannadii dhowaan laga saaray al-Shabaab ee dhulka miyiga ah ee hoos-taga degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay ka mid yihiin biyo la’aan iyo xaalado kale oo dhinaca nolosha ah.

Weriyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Hirshabelle: Waa sidee noloshada dadkaku nool goobihii laga xoreeyay Al-shabaab? .mp3