Shir amniga ku saabsan oo mar kale ka dhacay Muqdisho

Muqdisho

Mas’uuliyiinta dowladda federaalka iyo kuwa gobolka Banaadir ayaa mar kale shir ka yeeshay amniga caasimadda, gaar ahaan hirgelinta amarrada xakamaynta hubka oo dhowaan ay dawladdu soo saartay.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir amniga ku saabsan oo mar kale ka dhacay Muqdisho