Kenya oo sheegtay in 50% hoos u dhigtay cudurka duumada

Maanta oo ku beegan 25-ka April, waxaa dunida laga xusayaa Maalinta Caalamiga ah ee Duumada, si dadka looga wacyi-geliyo halista cudurkan.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay 10-ki sano ee lasoo dhaafay ay ku guuleysatay in ay 50% hoos u dhigto cudurka mallaariyada ama duumada.

Warbixintaan waxa Nairobi kasoo diray Khadar Maxmuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo sheegtay in 50% hoos u dhigtay cudurka duumada