Galmudug oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Al-Shabaab ah

Al-Shabab Al-Shabaab

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay deegaanka Ceel Qaboobe lagu dilay ku dhowaad 60 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa howlgalkan iyo khasaaraha la gaarsiiyey Al-Shabaab uga warramay weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Al-Shabaab ah