Muqdisho —
Muddo sannad ah ayaa kasoo wareegtay markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud 15-kii May 2022 markii labaad mar kale dib loo doortay, waxaana intii uu ku jiray ololihiisa doorashada uu sameeyay ballan-qaadyo dhowr ah.
Haddaba sannad kadib maxaa ka hirgalay ballan-qaadyadii madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud? Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ayaa sahminaya, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdulcaziz Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5